laba nin oo horay loogu eedeyey inay katirsan yahin shabaab kenya oo lasiidayey
Ciidamadda sirdoonka wadanka
kenya ayaa siidayey labo nin oo horay loogu eedeyey inay kamid yahiin ururka xarakada al-shabaab,kuwaasi oo
laguqabtay magalada nairobi.
MR,Sylvester owino iyo xuseen nderitu ayaa waxaa lagusoo
eedeeyey inay
kamid yahiin ururka al-shabaab waxana markii ayciidamada
soogudbiyeen
magacyadooda ay isusoodhibeen
ciidamada police-ka.
Maxkamada kutaala magaalada nairobi ayaa waxa ayragani
sheegtay inaysan ku lug lahayn danbiyadan
lagu soo’edeyey, ayadoona sidaysey
ciidamada sirdoonka wadanka kenya ayaa waxa aysheegen inay
jiraan raga badan oo lagu tuhmayo inay
katirsan yahihn ururka kadagaalama wadanka soomaaliya.
Ciidamadda amanka ayaa waxa todobadkan gacanta kudhigeen rag badan oo ayku edeyen inay xirir laleyahin shabaab kuwasi oo intooda badan aykaqabteen gobolka waqoyi bari kenya.
Mohamed Abdulahi Khalif(shine)
Maakhir Media Network
