|

Warbixin sheegaysa incudurka canserka ka dhasho galmada afka.

bulashada ugaara(MMEDIA) Cudurka cancer-ka waxaa uu kamid yahay cudurada ugu khatarta badan waxana uu sifudud ugu faafaa jidhka bini’adamka asagøo keena inay guud ahaan jirkaasi wada gaaro.

Profasor, udhashay wadanka qadar ayaa waxaa uusheegay inay ogaadeen saba baha keena cudurka khatarta ah sababaha uu ku imaado qofka binu’amka ah,waxa aysheegen inuu sifudud ugu dhasho jidhka.

Baadhitaankan ayaa lagu sheegay inuu cudurkani ka imaado galmada afka ee labada qof, ama qadalka afka ee keeni kara dareen qofkaasi ku abuurma,taasi oo ugu danbeynta keenta barar ku imaada jidhka ruuxa binu’adam ka ah, sababaha lagu sii’ogaadey budurkan waxaa kamid ah asago kudhaca inta ugu badan dumarka.

Waxaa lasheegay hadalka biyo baxa keena inaykamid tahay,hadalkaasi oo marka labaad ruuxa uu cuncun kadaremo unugyada dareenka laxirira oo aykamid yahiin, breast-ga,test, ayagoo marka danbe barar aaduweyn keena.

Intiibadhi taankani uu socdey ayaa waxaa lasheegay inla’ogadey inuu cudurkani yahay ka ugu khatarta badan dhanka arimaha bulshada,maha oo kaliya cudurka canser-ka caafimaad darada kadhalata hadalka dareenka keena waxa kamid ah, ruuxa oo wakhtiga uu gurigalo iskawaaya time-kii loogu talogalay inay socoto galmada.

Canserka waxaa uu keena inuu ruuxa jidhkiisa gubo ama uu meeshu kasoobaxo babi iyo.

W..Q WARIYE MOHAMED ABDULAHI KHALIF(SHINE)

Maakhir Media network

Comments are closed