Qaxoontiga soomaalida oo niyad xumo kunool xeryaha dhadhaab.
warbixin(MMEDIA) hay’ada UNHCR Ayaa niyad xumo kamuujisay xalada nololeed ee aykunonl yahiin qaxoontiga kunool xeryaha dhadhaab.
Waxaa wakhtigan lagu gudajiraa dhowrkii bari ee ugu danbeeyey sanadka
2011-ka waxana inagu soofool leh sanadka 2012-ka oo maalmo yar uun
inaga xigaan, soomaalida ayaa waxa sanadkasta ugu bilaama waji cusub
oo kaduwanki aymudada dheer kusoojireen.
Hadaba waxaa sanadkan kor usiikacay dadka barakaca iyo qaxa
uga cararay wadankooda kadib markii abaaro iyo colaado isdaba jooga
ahaykadhacen wadankoodii hooyo,kumanan soomaliya ayaa sanadkanka
barakacay wadankoda markii aysoomartay abaartii ugu adkayd sanadahani.
Dadkaasi intooda ugu badan ayaa waxa aymagan iyo nabad uraadsadeen wadanka kenya oo ah wadanka ugu dhow goobaha aygaari karaan,dadka kabara kacaya dhibaatoyinka kajira koonfurta dalka soomaliya,waxana dadkaasi kubiireen qaxoontiga kujira xeryaha dhadhaab
ayadoona lagu biiriyey sanadkani 2-laba xero qaxoonti oo kala ah Ifo2, iyo kaampa caws.
Dadkaasi oo intooda badan ayxoolohoodi kudhamaadeen abaarta kudhuftay horanti sanadkani koonfurta wadanka, hase ahaatee waxa dadkaasi aylakulmeen nololka adag oo kunoqotay “kudka guur oo qanjo guur” waxana intooda badani aydaadsan yahiin xeryaha Ifo,dhagaxley,xagdhera,iyo dhowr xero oo logu talogalay dadkii abaarta waxyelaysay.
Tan iyo sanadkan horantiisi ayaa waxa dadka kunool xeryaha aysheegeen inaysan waxtaakulayn kahelin
hay’adaha samafalka ee maamula degaanka Dhadhaab,waxana intooda badan aydulsaar kuyahiin dadkii horay udaganaa xeryahaasi.
Kasooka bashada abaartii kajirtey xeryaha ayaa waxa dadkaasi ubadashey amaan xumada ayagoona dadkaasi, intooda badan aycabsi sowajahdey markii aysoobateen qaraxyda kadhacaya xeryaha waxana markaad lasheekaysato aykuu sheegayaan inay layaaban yahiin dadka kadanbeeya qarax yda logu bartilmamed sanayo dadka qaxoontiga ah ee anan shaqada kulahayn siyasada.
Hay’ada qaxoontiga QM uqaabilsan ee UNHCR ayaa sheegtay inay sara ukacday qaxoontiga baraca
wadankoda kabarakacay waxana jira kunan kale oo baracaku ah gudaha wadanka soomaaliya, dadkaasi oo kamid ah dad beeraley ahaa oo oo abaarti dabada dheerayd samaysay.
Mohamed Abdulahi khalif (shine)
Maakhir Media.
