|

Baadhitaan muujinaya indumarka buuran ka cuntoqaadasho badan yahiin raga buuran

layaab(MMEDIA) Baadhitaan lasameeyey ayaa lagu ogaadey inhaweenka cayilan aysan cuntada kaqadi karin inta raga buurani kaqadi karan cuntada islamarkana aysan noloshooda taam ahaanayn hadii 2-saac oo isku xigta haweenka qarkood qadan.

Book lagu ururiyo dhacdoyinka sanadkasta lagu arkoo aduunka ee loyaqaan (events global book) ayaa lagu sheegay inbaaritaan lagu sameeyey jimsiga bini’adamka lagu ogaadey arintan.

Waxa kale oo lashegay inaysan kamarmin mac maacanka iyo wax yabaha cuntada fudud , haweenaydan aad aragtaan oo kunool wadanka malesiya ayaa lagu sheegay dadeeda 25jir waxana aydaqiiqadi cuntaa 50garaam oo xalwad iyo daago ah waxana intaasi udheer buur nanta ayqabto inaysan jirin dhar ceeliya caloosheeda ayadoo dharkaasi mudo yar ku jeexmo.

Intabadan calaamad dabagal lagu sameeyey ayaa muujisay inay haween ka ah (bigest fat) ay aad uga cuntoqaad badan yahiin dhanka raga,waxana tani aynoqotay midkamid ah dhacdooyinka ugu layaabka badan sanadkan ee baadhi taanka lagu sameeyey.

Haweenaydan waxa aysheegtay inay khaati kajoogto dhanka qubayska madama aysangaran dhankeeda gadaal taasina aykeentay inlooqubeeyo.

Akhristee waatalo iskajir cayil nanta.

MOHAMED ABDULAHI KHALIF(SHINE)

Maakhir Media.

Comments are closed