|

Faah Faahin Qasaarihii ka dhashay iska hor imaadkii xalay Koonfurta Gaalkacayo

Galkacayo-MMedia-Wararka aan ka helayno magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in  iska hor imaadkii xalay ka dhacay magaaladaasi uu khasaare ka dhashay iyadoo wararku tilmaamayaan in ay ku dhinteen Afar Qof  oo mid kamida uu yahay Askarta.

iska hor imaadka ayaa ahaa kooxo hubaysan iyo Ciidanka amaanka oo iska hor yimi dagaal kaasi oo ka dhacay koonfurta Magaalada Galkacayo ee Gobolka Mudug habeenkii xalay ahaa iyadoo ay saacadu uu soconayay dagaalkaasi .

odayaasha ,isimada ,waxgaradka ayaa ku hawlan daminta dagaalkii xalay dhacay iyo in aanu markale soo noqon iyadoo ay odayaashasi ku mashquul san yihiin sidii ay u dhex galilahaayeen  labada dhinac si aan markale dagaal halkaasi uga dhicin.

Dagaalka ayaa xalay dhacay isagoo uu soconayay mudo isla markaasina uu dhex maray koox hubaysan iyo ciidanka amaanka Galmudug iyadoo uu ka dhashay khasare gaadhay afar Qof oo mid kamida uu yahay askarta .

Maakhir Media Koonfurta Galkacayo

Comments are closed