Warkii Caalamka iyo Maakhir Media +Dhagayso
Podcast: Play in new window | Download
Hargaysa-MMedia-Kusoo dhawada warkii Calamka oo idinka imanaya idaacada Maakhir Media xarunteeda magaalada Hargaysa warkana waxaa idiin akhriyaya wariye Abdirisaak Shabcaan Dhagaysi wacan.
Dhagaystayasha waxaan ka raali gaalinaynaa intii ay hawada ka maqnayd idaacda Maakhir wararki iyo barnaamijyadii hakaadka ku yimi cilad farsamo jirta awggeed hase ahatee insha alaah waan idin soo gudbin doonaa wixii maanta ka bilaabma cod, barnaamijyo iyo warar aad u xiisa badan .
By Bahda Maakhir Media Network
Maakhir Media Hargaysa .
