|

Madaxweyne Caalin oo Buuga Naxariista Loo Fiirinayo

Gaalkacyo(MMedia) Maxkamadda sare ee magaalada Galkacyo ayaa iminka u fadhida dhageysiga iyo go,aan ka gaarida arimaha cakiran ee Galmudug gaar ahaan Xil ka qaadistii golaha baarlamaanka ku sameeyeen Maxamed Axmed Caalin Madaxweynihii Galmudug State.

Maakhir Media Gaalkacyo

Wixii kasoo baxa naga filo goor dhow iyadoo wariyaheena galmudug Burhaan iminka goob joog ku yahay gudaha maxkadda.

Comments are closed