Dhismihii Jaamacada Maakhir oo aan Loo Kala Harin Ciroole iyo Caruurba+ Daawo Sawirada
Badhan(MMedia) Waxa Maalintii Jimcaha loo dareeray Dhismihii Jaamacada Maakhir Badhan waxaana ka qayb qaatay udub dhiga jaamaca dhamaan bulshada Magaalada badhan Rag iyo Haweenba Ciroole iyo Caruurba waxanay muujiyeen siday uga go,an tahay in la hirgeliyo Maakhir University waxa kale oo iyana taa mid la mida ku dhinacooda abaabulka ka wada Qurba joogta Reer Maakhir waxaana Xaflad dhaqaale Loogu Uruurinayo ay ka dhacaysaa Magaa;lada London 17/12/2011
hadaba Nala Daawada Sida ay Bulshada Xoogooda iyo Xoolahoodaba uga qayb qaadanayaan waxaana soo diyaariyay Weriye C/risaaq Bel Bel
