|

Tacsi ka Timi Wasaarada Madaxtooyada Somaliland

Wasaaradda Madaxtooyada JSL.

29/11/2011

 

 

TACSI

1.     Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan

2.     Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Xasan Cabdi Madar

3.     Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada Mudane, Maxamed Cilmi Aadan

4.     Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada Maxamed Xirsi Xasan Digaale

5.     Agaasimaha Maamulka &  Shaqaalaha Madaxtooyada Mudane, Cabdilaahi Maxamuud Xarbi

  1. 6.     Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada Mudane Abshir Xasan Xaashi iyo Dhamaan La-taliyeyaasha Madaxweynaha JSL & sidoo kale Dhamaan Shaqaalaha Wasaaradda Madaxtooyadu waxay Tacsi u dirayaan Agaasimaha Sama-falka  Madaxtooyada Marwo. Aamina Maxamuud Diiriye oo ay ka Tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Habaryarteed AMINA SH. ISMAACIIL SAMATAR oo ku geeriyootay 29/11/2011 Magaalada Hargeysa.

Dhamaan Bahda Wasaaradda Madaxtooyadu waxay ILLAAHAY uga baryayaan Marxuumada in uu naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay ka baxayna Samir iyo Iimaanka siiyo.

 

INNAA LILAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJUCUUN

 ALLAA MAHAD LEH



 

Comments are closed