Madaxwaynaha Somaliland oo Saaka Dalka Dib ugu soo Laabtay+Sawiro+Dhagayso
Podcast: Play in new window | Download
Hargaysa-MMedia-Waxaa maanta Dalka dib ugu sooo laabtay madaxwaynaha JSL iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayay iyagoo kazoo dagey garoonka diyaaraduhu ka haadaan eee Cigaal interanational Air pore e magalada Hargaysa .
Madaxwayanaha waxaa wadigiisa ka mid ahaa Marwada koowaad ee dalka wasiirka arimaha debeda iyo xubno kale oo kamida wafdigiisa ,waxaana madaxwayanaha sidoo kale kusoo dhaweeyay masuuliyiin badan oo uu kamid yahay Madaxwayane ku xigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici iyo Gudoomiyaha Baarlamanka ,Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ,iyo Dadwayne aad u tiro badan oo kamid Qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Kadib waxa uu madawayanuhu salaam ka qaatay Cutub kamida ciidamada qalabka sida …… isagoo sidoo kalena salaam qaday masuliyiintii iyo shacabkii soo dhaweyey.
Madaxwaynaha ayaa saxaafada kula hadlay qolka nasashada isagoo ka warbixiyay socdaalkiisi uu dalka dibada uga maqnaa “Socdaalkii aan dalka uga maqanaa muu ahayn mid casuumadeed hase ahaatee shaqsiyadayda ayaan u tagay oo fasax ayaan qatay ,socdaalkaygana waxana kusii marnaya Dalal badan oo aan kala sii hadaly somaliland iyo Jaaliyada UK oo aan la kulmay iyo Jabuuti oo iyana aan saaka kazoo duulay oo kala hadlay xiriirka labada dalk”Sidaasi waxaa yidhi madaxwyanaha Somaliland ..
Madaxwaynaha oo mar la waydiiyaya su’aal ku saabsanayd mowqifka Somaliland ee galintaanka ciidamada itoobiya iyo shirkii ay igad ku lahaayeen Adis Ababa iyo sida uu arko waxaana uu Yidhi “Dalka Somaliya waa dal madaxbanaan faragalintuna uma fiicna hase ahaatee in cadowga layska celiyaa wa waajib dalalka somaliya galayaana waxay iska difaacayaan argagixisada “
Madaxwaynaha ayaa kadib waxaa loo galbiyay dhanka qasriga madaxtooyada
Safaraka madaxwayne Somaliland ayaa kasoo kici timay Dalka Jabuuti isagoo dalka uga maqnaa mudo bilk u dhow iyadoo uu sooo maray Ingriiska iyo wadamada ay jaarka yihiin Somaliland sida Itooboya Jabuuti halkaasi oo uu kala hadlay arima badan oo quseeya xidhiidhka labada Da
Maakhir Media Hargaysa.
