|

Puntland oo ka warbixisay burcad badeed ay gacanta ku dhigeen+Dhagayso

Play

Garowe-MMedia-Ciidamada  amaanka Puntland ayaa  hawl gal ay ka  sameeyeen deegaano
xeebaha ah    waxa ay ku  sooqab teen 9 qof oo  burcad badeed ah.

Hawl galkaan oo qaatay mudo labo maalin dhan ayaa waxa ay ka sameeyeen
ciidamada amaanku  deegaanada  Ilig iyo Garacad  waxaana lagu soo
qabtay burcada iyo agab ay wateen .

Afhayeenka Dawlada Puntland Libaax joore  ayaa  warsaxaafadeed ay ka
soo saartay Dawladu saxaafada u akhriyay waxaana uu ka dhawaajay
Afhayeenku in uu yahay hawl galkaan mid siisocondoona inta laga
sifaynayo deegaanadaas  burcada badaha

Faduma Abdirisaaq Cawad

Maakhir Media Garowe

Comments are closed