Isuduwaha Waxbarashada P/land oo Agab Waxbarasho U qaybiyay Deegamada Maakhir+Sawiro
Badhan (MMedia) gobolka Sanaag ee xaruntiisa magaalad aya mudooyinkii ugu danbeeyey waxaa lasoo gaarsiiyey agab waxbarasho kaas oo uu hogaaminayey gudoomiyah waxbarashada gobolka sanaag C/qani cali moon oo isagu hada ku sugan magaalada Badhan gudoomiyaha ayaa gaarsiiyey agabkan waxbarasho oo ay soo dhiibtay wasaarada dowlada puntland kaas oo ay ugu deeqday waxbarashada hayada UNICEF oo iyadu barnaamijkan gaarsiisay dhamaan 8gobol oo hoostaga maamulka puntland
gudoomiha waxbarashada gobolka sanaag oo ku sugan xafiiska magaalada badhan
mar aanu ku booqanay xafiiska gudoomiyaha waxbarashada gobolka sanaag mudane c/qani cali moon oo nooga warbixanayey ayaa wuxuu noo sheegay in gobolka marar badan ay soo gaarsiiyeen agab waxbarasho oo isugu jira buwaagta ardayda wax lagu baro sabuurado tamaashiiro iyo sanaadiiq ay ku jiraan qalab xafiiseed

Qaar kamid ah agabkii waxbarasho oo laqaybinayo
Dugsiga hadaafimo suldaan cabdi salaan oo la gudoonsiinayo qaar ka mid ah agabkii waxbarasho
waxaa la gaarsiiyey agabkan waxbarasho dhamaan dugsiyada waxbarasho heer dhexe iyo heer hoose waxana la gaarsiiyey dhamaan iskuulada ku yaala magaalooyinkan Badhan,hadaaftimo,yube,jiidali,carmale,shinbiraale,damale-xarage,fiqifuliye,dhahar,xingalool,buraan,qol,wardheer,kala dhac,balibusle,habarshiro,ceelbuh,ardaa,boodacade,khad,laako,midigale,laasqoray, iyo inaa aad ufara badan oo haan halka lagu soo koobi karin
Fadlan naga suga sawiro intaa ka badan
waxaa soo diyarintii
C/risaaq Cali Belbe
Xafiiska Maakhir Media Badhan