|

Fadlan Toos u daawo Habeenkaa 17/12/2011

Dhamaan waxa La Ogaysiinayaa Shacabweynaha Reer Maakhir ee ku Nool Dalka Uk in Bisha 17/12/11 la qaban doono Xaflad Dhaqaale loogu Uruurinayo Jaamacada Maakhir ee Magaalada Badhan dhaqaalahan oo lagu dhisi doon Libarery Jaamacada u Gaara

Hadaba  akhiristayaal habeenkaa waxaad si toos ah uga dawanaysaa webka gudihiisa  waa cidii aan joogin xaflada waxaa kaloo daawan doona dadka jooga dacalada aduunka si  ay ula socdaan sida ay usocoto xaflada .

waxaana aan dhawaan kusoo bandhigi doonaa sidii aad u dawan lahayd iyo sidii kugu suurta gali lahayd inaad dawato iyo waliba saacada xafladu dhacayso  waanad ku mahad santihiin .

Hadii aad u baahatahay faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan  xafladu waxay tahay  dooro ama booqo dhinaca midig ee webka  oo kilik sii Xaflada jamacada Maakhir si aad u hesho xog dhamaystiran.

Bahada maakhir oo dadaal dheeri iyo horumar u samaynaysa bulshadeeda si ay uga caawiso aqoon iyo waxqabad dhab ah ayay usamaynsaa sidii ay ula socon lahaayeen  xaqiiqda dhabta ah ee  aduunka.

hadab yaanu kuseegi  habeenkaas waa 17 bisha 12 2011  ee lasoco

Maakhir Media Group

 


 

 

 

Comments are closed