Tacsi Ka Timi ardada Jaamacadaha Hargaysa wax Ka Barta
Ardaydan hoosku xusan oo ka kala tirsan Jaamacadda Hargiesa, Jaamacadda Admasiyo Jaamacadda Golis waxay tacsi u dirayaan C/qaadirSh.Mohamoud Muhumed (ABU-WALAD) oo ay uga tacsiyadaynayaan geeridanaxdinta leh ee ku timid hooyadii , XALIIMO CAYDIID XIRSI Geele oo habeenimadii Axaddii (06/11/2011) kugeeriyootay magaalada Hargiesa, waxayna ilaahay ugabaryayaan inuu janadii Fardawsaka waraabiyo ilaahayna qabriga u waasiciyo intii ay ka baxdayna Samir iyoi imaan ilaahay ka siiyo AAAAMIIIIIIN AAAMIIIIIIN…..
- Ahmed AbdiYasin
- Ahmed AbdiJirde
- Ahmed Mohamed Mohamud
- MohamedMohamoudAskar
- C/fatah Ahmed Aw Ali shabeel
- C/qani Ahmed Farah
- C/rahmanIsmail Siciid
- C/rahmaanIbraahimDaahir
- Mohamed C/risaaqDubbad
- C/qaadirSh.AdenAbdi
- DaariqRashiidAbdi
- Farhaan Mohamed Hirsi
- HamseIbraahimAbdi
- Ismael Mohamed Daud
- Khalid MuhumedCawl
- Khalid Ahmed Ibraahim
- KhalidAbdisamadSh.Aden
- Mukhtaar Muse Muhumed
- Mukhtaar Ahmed Hassan
- MahomuodSiciidXasan
- Mohamud Ahmed Hassan
- MohamoudHaashi Muse
- Mohamed Yusuf Mohamed
- Mohamed AwilHirsi
- Mubarak Ibrahim Mohamed
- Mubarak Ahmed Muse
- MustafeAli Hassan
- Nimcaan Mohamed Muse
- Naasir Yusuf Daahir
- SharmaakeAbdi Yusuf
- SiciidKhaliifCaydiid
- Sakariye Mohamed Daahir
- SakariyeAbdilaahiCumar
- SakariyeAbdilaahicisman
- Faysal Mubarak Muse
- YahyeAbdilahiMuhumed
- GuledAbdiAden Gabas
- XasanjamaXasan
- Sakariyeabdilahi Mohamed
- Gadiidnourmooge
- c/rahiimxasanwarsame
- C/risaaqAbdilaahiAbdi
Maakhir Media Network
