|

Dagaal Ka Socda Saldhiga Ugu Wayn Alshabaab ee Magaalda Afmadow

Afmadow(MMedia) War hadda na soo gaaray ayaa waxa sheegayaan in Ciidamadda Dowlada & Ciidamadda Kenya oo isku dhinac ayaa weerar ku qaaday Saldhigga ugu wayn ee Alshabaab ku lahaayeen Degmadda Af-Madow,

 Dagaalka oo si xowli ah ku socdo ayaa la heli karin qasaaraha uu gaystay, warar dadka deegaanka aan ka helayno waxa ay sheegayaan in dagaalka ay ka qayb qaadanayaan diyaaradaha dagaalka ee Dowladda Kenya

wixii ka soo kordha kala soco MMedia

Maakhir Media Muqdisho

Comments are closed