War deg dega Laba Ajinabi ah oo u sheqeya Hayada Minabadhisa oo Gaalkacayo laga afduubtay
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in laba jinabi ah lagu afduubtay waqooyiga magaalada gaalkacayo ,wararku waxay intaasi ku daran yaan in ay labadani u shaqaynayeen haayada miina baadhista ee ka hawl gasha magaalada gaalkacayo.
Lama xaqiijin meesha la geeyay iyadoo aanay wali ka hadlin laamaha amaanka ee ka taliye goobaha laga afduubtay ajinabigaasi.
wixii warar ah ee kusaabsan arimahaasi waan idin soo gudbin doonaa maakhir.
Maakhir Media Gaalkacayo
