|

Madaxwaynaha DKMG ee Somaliya oo Jira’id ku qabtay Degmada Dayniile+Dhagayso

Play

MadaxweynahaDKMG ee  Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta Kormeeray degmada Dayniile ayaa shir jaraa’id waxa uu kormeerkiisa kadib ku qabtay Xaafada Tiida ee degmada Dayniile.

Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Shirkiisa Jaraa’id uga hadlay guullaha howlgallada laga gaaray,qasaaraha ka dhashay,sheegashada Shabaab,Qorshayaasha Amni ee ay Dowladdu ugu talagashay dadka kusoo laabanaya Caasimadda ee mudo barakaca ku ahaa duleedka Muqdisho, Ciidammada Kenya iyo Cafiska ay shacbiga Soomaaliyeed ka dalbadeen Horjoogayaasha Maleeshiyada Shabaab.

Tan iyo intii ay ciidamadu bilaabeen dagaalka ka dhanka ah al shabaab  waa markii ugu horaysay ee uu kahadlo goobta ay xoreeyeen ee Daynile

Maakhir Media Muqdisho.

Comments are closed