|

Weriye Maxamed shiine oo Ciidamada Kenya Si Fool xun Ula dhaqmeen

Nairobi(MMedia) wariye mohamed abdulahi khalif (shine) oo ah wariye madaxbanan ayaa
ciidamada kenya si’anan sharci ahayn ay ugu qabteen wadada lamiga ah
ee udhaxaysa nairobi iyo garisa, asagoo safarka kagatagey deegaanka
dhadhaaab islamarkana kusijeedey magalada nairobi oo uu markii hore
kagatagey asagoo howlo shaqo u tagey dhadhaab.

Wariye mohamed shiine ayaa waxa uu watey xiliga laqabanayey warqad
socdaal “travel ducument” oo uu kaqaaday degaanka dhadhaab, hada
waryaha ayaa lashegay in inku dhow sacado uu u xirna cidamo katirsan
kuwa amaanka kenya ayagoonan usheegin waxa sharciga ah ee ayku haystan
inkasto aysheegen inay ku haystan arima laxirira warqada uu wato oo
ansaxex sharci ah lahayn, asagona uu watey warqada oo uu ka qaatay
hayada socdaalka uqaabilsan kenya.

Inta badan ciidamada amaanka kenya ayaa lasheega inay si’anan xornimo
ahayn uladhaq maan saxafada donaysa inay shaqo utagan melaga kala
duwan ee wadanka kenya taasi oo kuqasabtay inay meelna udhaafi waayan
intooda badan gudaha xafada islii ee magalada nairobi, ugu danbeyn
Wariye “shine” ayaa sheegay unuu si’da ugu farax san yahay xorayadisa.

Saxafigan oo horay ugu tirsanan jirey warbahinta puntland ahana wakiil
kii puntland ee radio danan muqdisho ayaa somali ka tagey sanadkii
2010 markii kooxa an lagaranayn farimo kasogartey laga digayo inuu
wadanka ka tago.

Saxafada somalida ayaa inta badan waxa aylakulman dacdiyo aandhaman
taasi oo lagu macnayn karo burburka mudada 20-sano kabdan uu kujiro
wadankooda taasi, oo kentay in boqolal saxafin ah ka cararan gudaha
wadanka somalia, kuwaasi oo ukala cararay yurub iyo africada dhexe,
madama aysan jirin sharci aykaga shaqayn karan wadan hooda hooyo.

Hadaba dhamaan bahweynta saxafada ayaa codsanaya in mamulada,ururada,
iyo madaxda somalida ay ixtiraman xuquqda saxafada oo ah mid aduunka
awooda labaad lagu macnayn karayo, ahna midi labo afle oo sidii loo’
isticmalo wax udhista ama ubur burisa.

Dhamanka kale waxa laga codsanaya saxafada inay egan sharciga mesha
ayka shaqaynayan iyo mesha uu qodobkoda kaga jiro sharciga wadanka
ayna ka shaqeeyan faafinta wararka laxirira isu dhawaynta umada
soomaaliyed.

Maakhir Media Kenya

Comments are closed