War Deg dega Macmar Al qadaafi oo ay gacanta ku dhigeen ciidamada KMG ee dalkaasi Liibiya
Wararka naga soo gaadhaya dalka liibiya aayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay hogaamiyihhii hore ee dalkaasi liibiya macmar alqadaafi iyadoo wararku intaasi ku daranayaan dagaal xoogleh oo halkaasi ka dhacay kadib in la qbatay.
TV wadanka liibiya ayaa sheegaya in ay gacanta ku dhigeen cidamada NTC oo uu hogaaminayo Jamal abu-Shaalah sdia uu u sheegay TV Aljazera isagoo u waramayay in ay gacanta ku dhigeen .
Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada NTC ayaa sidan ku waramaya “waxaan qabanay isagoo dhawacan oo ay xabad kaga taalo labada lugood kaidban waxaan saarnay Amblance “
Ciidamda NTC ayaa sheegaya in ay dileen hogaamiyihii ciidamda Macmar al qadaafi oo lagu magacaabi jiray”Abu Bakr Younus Jabr kaasi oo dagaalka qayb ka ahaa .
dagaal xoogle oo kasocoda magaalada sirta ee wadanka liibiya ayaa sheegaya in lagu qabtay qadaafi waxay TV-yada caalamka iyo idaacada BBC qaybta english-ka soo gudbinaysa in la qbatay qadaafi .
wararka ayaa isi soo taraya ayaa kusooo warama sidii loo qabatay laakin wax war ahoo xaqiijinaya qabashada qadaafi majiraan marka laga reebo TV Liibiya oo ku dhawaaqayn in la qabtay iyo Ciidamada NTC ,NATO waxay sidoo kale sheegtay in aan ay wali cadayn qabashada qadaafi ,
Maakhir Media Sirta.
