kenya somalia nabad kama rabto ee waxka weyn ayey ka rabta(Faallo)
Tan iyo markii aydhacday dowladi dhexe ee soomaaliya waxaa jirey
faragalin kaladuwan oo lagu sameeyey gudaha soomaaliya ha’ahaato mid
Gaar ah iyo mid Guudbee kuwaasi oo faragalinta huwinaya inay doonayaan
inay nabad kadhaliyaan soomaaliya inkasta oo admoodo inay soomaaliya
tahay looma ooyaan aynajiraan maamulo ama dowlado ladhahi karro waxay
qaybka yahiin burburka soomaaliya.
Waxana jira dowlado sitoossa faragalin ugu sameeyey arimaha soomaaliya
hase ahaate aanan warwanaagsan kagga tagin gudaha soomaaliya waxana
lasooqadan karaa wadanka ethopia, oo inbadan iskudayey inuu faragalin
toos ah kumuq quuniyo ururada islaaminta ee kajirey soomaaliya hase
ahaate ladhahi karo uu kuguul daraysay markii xumanaan ciidama ah
kuwaayey gudaha wadanka soomaaliya kuna noqotay guuldaradii ugu
weynayd ee dowlada ethopia ciidamadeeda lakulmaan.
Soomaaliya oo lagu tilmaamo wadanka ugu xeebta dheer bariga africa
ayaa waxan daah saarnayn indowlado farabadan isku dayeen inay qeyb ka
helaan khayraadka ku jira xebahaasi ayagoo ku howl galaya inay ladaga
lamayaan waxa rergalbeedka ugu yeero argagixiso “troristy” iyo burcad
badeed laakiin lama dagaalamayan oo waxaa wali siisocota arimaha amaan
xumada iyo dagaalada soomaaliya, waxana dhibaatada labaad ee lasoogud
boonaatey shacabka soomaaliyeed ah in xeryo qaxoonti looga furo meela
kabax san soomaliya ayagoo hamikac ku abuura boqolaal shacab ah, sidii
ay ugaari lahaayeen xeryahaasi oo inta aysii socdaan aykala kulmaan
dhibaato kadaran ti’ay uga sootageen gudaha wadankooda hooyo.
Hada arinta xusida muddan waxay tahay in wadamada isku dayey inay
faragalin militry kusameeyan gudaha soomaaliya uu kamid yahay wadanka
maraykanka (USA) oo ah wadanka ugu wooda badan wakhtigan aduunka
Sanadkii 1993 ilaa markaa oo uu soogaliyey ciidamada lagu magacaabi
jirey (UNISOM
ayagoona kaqaaday guul daradii ugu weynay ciidamadoodina wadooyinka
lajiid jiidey.
Xiligan oo 20-sano wadanka burburka iyo dagaalada ku jirey waxay
kenya kamid ahayd wadamada anan soofara galin arimaha gudaha
soomaaliya inkasta oo ayjireen siyaasad dabadeed ayhorbadayso kenya oo
lagawado wadanka soomaaliya, waxanad moodaa in soomaaliya noqotay
meellagu tartamo oo aadmodo inusan dadba lahayn ayagoona dhibaatoyin
ankalag golahayn logaystey badii iyo barinkii soomaaliweyn.
Kenya waxa aymatal u sooqadata marka aykahadlayso inay kaqeyb
qaadanayso nabbad kusooda baalida soomaaliya ayna aqbasho boqolaal
qaxoonti soomaali ah oo kacararaya dagaalada kajira wadankooda,
inkasta oo admoodo inmeesha soomaalida laga dhibaa aytahay qaxoontiga
sababto ah dadka qaxoontiga ah mahelaan nololwanagsn xoriyad buuxda
iyo hooy lagunolaado waxana intaa sidheer in xiliga laqaabilayo
dadkaasi shuruud loga dhigayo inaysan kulaaaban karin wadankooda
aysana safar u aadikarin magalooyinka kenya ee ayku jiraan xeryahaasi
noloshaasi kuqasabta dadbadan inay dib ugusoolabtan wadankooda oo wali
uu kasiisocdo dagaalada kajira, marka ayniyad jabweyn ku abuurto
arintaasi.
Hadaba anigoo katix raacaya faragalinta militry ee ciidamada kenya ku
galeen soomaaliya waxan halkan ku sokoobaya qodobo ladhahi karo waxay
kamid yahiin sababaha kudhaliyey in kenya ciidamadeeda udirto
somaliya,inkasto an meesha laga saaari karin inay kudhalisay baqdinta
ayka qabto ururka xarakada al-shabaab oo dhowr jeer ku goodiyey inay
werari doonan xaruma muhiima oo kuyaala kenya.
Waxana kamid ah sababaha keenay inay gudaha ugasho kenya soomaaliya,
1-inuusan jirin sharci kajira soomaaliya oo xadidaya in amar la’an
lagu sogalo gudaha soomaaliya
2-inay kenya kuskanayso koley cidaba rifan lahaayd soomaaliye aniga
aan rifto anaadariskeda ahe.
3-inay doonayso inay waxka hesho khayrad ka illahay ku manaystay
gudaha soomaaliya oo aysanjirin dowlad xukunta mudo kabdan
20-sanadood.
Inkasta oo anan jirin sharci u amraya inciidamada kenya aygalaan
gudaha wadanka soomaaliya.
Hadaba su’asha iswaydiinta mudan ayaa ah kenya masoo afjarikarta
ururka alshabaab oo wada dagaal kudhufo oo kadhaqaaq ah ayagoona durba
ugu hanjabey kenya inay waji murugo leh kala baxidoonta ciidamadeda,
waxana ay taasi oo macnaheeda yahay nin dhalo kujira dhagax tuur
mabilaabo, waxana indhaha laga laaban karin inaysan kenya xaqiiqadeda
ahayn inay soo’afjarto ururada islaminta ka jira wadanka soomaaliya
waana sababta keentay inwakhtigan ayfakaro kaladuwanka bixiyan
shacabka soomaaliyeed.
Dhanka kalena kenya waxaa soowajahay caqabado horleh oo kaga imanaya
dowlada la’anti soomaaliya waxana kamid ah dhibatada burcad badeedu
kagaysanayan xebaha kenya oo baryahan ugu danbeya kor usiikacaya taasi
oo kentay inay yaradan laxisayashi caalamiga ahaa markii aysobateen
afduubyo loogaysanayo Dalxisayaasha
Maakhir Media Kenya
