|

SAMEYNTA AY HOWL GALADAN KU YESHEN SOMALIDA KENYA.

Ciidamada amanka yaa ka bilaaway magalada nairobi raafid xoogleh oo
logaysanayo dadka sharci la’anta ku jooga wadanka kenya inkasto aysan
ukala aabayelin dadkani.

Boqolal somali ah oo kamid ah ganacsatada xafada islii iyo kuwo sharci
la’an ku joga magalada nairobi ayaa soowajah dey baqdin xoogleh,
ayadona ayciidamada galayan, hotelada,makhayadaha, iyo gobaha laysugu
imaado taasi oo aybilawen habeynadi ugu danbeyey waxana walac ku
aburatay kumanan somali ah.

Dhinaca kale haya’daha ka howl gali jirey deganka dhadhab iyo xeryaha
qaxoontiga ayaa todobaadkan gudahisa sheegay inay jojiyem dhaman
howlahi shaqo ee ayka hayeen xeryahasi ayado ku eedey dowlada kenya
inaysan sitoos ah usugayn amaanka shaqalaha calamiga ah.

Inkasto oo aysan surto gal’ahayn inay kenya mesha kasaarto kooxaha
alshabaab ayaa hadana waxay unoqonaysa caga jugley weyn oo soofod
saartay ururka alshabab, ayago shalayba bilaway inay dub uga sikadan
qeybo kamid ah gobolka jubada hoose iyo degano hoostaga.

Mohamf abdulahi khalif (shine)

Comments are closed