|

diyarad laga leyahay kenya oo ku sodhacday libooya

Midkamid ah diyaaradaha dagalka kenya ayaa galabta galinki danbe ku
sodhacday degamada libooye oo kudhow xududka somalia uu lawadago
wadanka kenya xili ayhowl gal balaran kawadey xududka kaasi oo
laxirirey sugida amanka wadanka.

Diyaradan oo ka kacday garoonka diyaradaha ee degmada libooye ayaa
sodhacday xili ayku guda jirtey dulimad ayku adi lahayd casimada
nairobi, inkasta oo aysan jirin war sami ah oo kaso baxay kenya warka
ka sobaxaya aya shegaya in ay u soodhacday cilad farsamo.

Diyaradan oo ay lasocotey mid kale ayaa lashegay inay ahayd kuwa
helicopter kamid ah kuwa qumaatiga ukaca, ilahada majiran waxa wara oo
kasobaxay dowlada iyo haya’daha bartinadan ku lugleh oo ku adantirada
askarta ku waxye lowdey, dad gob jog ah ayaa sheegay inay arkayen
burburka diyarada oo dhulka galaysa.
Mohamed abdulahi khalif “shine”

Comments are closed