Ciidmada police-ka Kenya OO Raafid ka bilaabay xaafda Islii ee Magaalda Nayrobi
cidamada kenyaa ayaa bilaway raafid xoogleh oo aykawadan gudaha
magalad nairobi iyo xafada islii ee somalida degto tobananka tirsan
cidamada ayaa bilaway howl galay ayku qabanayan dadka sharci darada
ah.
Inkasta oo aysan ukala abayelay dadka sharciga leh iyo kuwa kale ayaa
hadana waxay kuqasabtay kumanan sharcidaro ku joga magalada nairobi
inay cawa xafadahoda ku kala cararan, ayago cidamada amanku
wadoyinka,hotelada,iyo makhayadaha galaya tani oo aykamid tahay
talaboyinka aydonayso kenya inay amanka ku xaqijisato.
Tan iyo markii ayso baxeen hanjabada haya’daha amanka ayku shegayan
inay qadayan talaboyin amanka lagu sugayo ayaa waxa cabsi xogleh
sowajahdey dadka sharci la’anta ku joga wadanka ayago kumanan dad ah
oo ansharci lahayn ka shaqaystan wadanka kenya iyo degmada kamakuji.
Ilahada lama oga tirada dhabta ah ee ay gacanta ku dhigen hase ahate
waxa socda rafim ankala abayelid lahayn oo dadka logu qabanayo
gobahooda ganacsi.
Mohamed abdulahi khalif “shine”
Maakhir Media Muqdisho
