Dhamaan Reer Maakhir oo Tacsi diray dal iyo debedba
naa Lilaahi waa Inaa Ilaahi Raajicuun” Alle Janadii ha Geeyee Waxa Maanta Shil Gaadhi ku Dhintay C/raxmaan Maxamed Cadaweer [Beella]Marxuunkan ayaa ka mid ahaa Dhalinta Fir Fircoon ee Degmada Xingalool waxana uu ka sadcaalay Adis-Ababa ka hor inta aanu Gaadhi kula dhicin Jig Jiga Meel u Dhow.
Waxaanu Tacsi Gaar ah u diraynaa Dhamaan Reer Maxamed Cadaweer, Hooyo Khadiijo Qarni iyo C/Fataax Maxamed Cadaweer Shaash, Xidhi Maxamed Cadaaweer.
Tacsi waxa Diraya.
Jaamac Ayaanle Feyte iyo Dhamaan Reer Feyte
Cumar Fardaale iyo Dhamaan Reer Fardaale.
Maxamuud Siciid Salaad Warsame iyo Reer Siciid Salaad oo dhan
Axmed Maxamed Xaaji
Madi Shir Faarxwayne
Maxamed C/laahi Ali Aadan
Shiini Cumar Jaamac
Maxamuud Xuseen Maxamed Cali Guray
Basbaas C/qaadir Maxamed Cali Guray
C/Xakiin Suudi.
Eng Maxamed Gees
Axmed Gees
C/naasir C/laahi Jaamac
Xaaj Cali Naaji
C/saaq Cali Naaji
Maxamuud Suudi
Axmed Cawil Jaamac
Jabuuti C/raxmaan Saalax
Yuusuf Maxamuud Faarax wayne
Ciwil Siciid Cali Waraabe
Maxamed Jaamac Salaad [Qoosh]
Nuur Yuusuf Kamiin
Cali Cabdiwaaxid
Maxamed Cabdi waaxid
C/raxmaan Waraabe [Manaxo]
Mukhtaar Cabdi Ducaale [Qaayib]
Shucayb Muuse Cali Muuse
C/raxmaan Shariiif
Axmed Caabid
Dirir Cumar Ducaale
Axmed Garoowe
Maxamed Cabdi Shir Neeto.
Bashiir Maxamed Warsame Awaare
Fahad Axmed Kulan
C/qani Xaaji Siciid Cismaan Awaare
Dhamaan waxaa sidoo kale halka ka diraya jaaoliyada reer amaakhi iyo webka maakhir maamulkiisa iyo shaqaallihiisa UGU horeyo Abdirisak Shabcaan ,C/raxmaan Dhore ..iyo Galgalanews maamulkiisa ,Jamac Fayte IYO Somalireports Shaqalihisa Jamac Deperani ugu horeyo .. waxayna leyihin ilaahay janadii haka waraabiyo aaamin..
Maakhir Media Network
