|

Gudoomiye Cusub oo loo Magacaabay Gobolka Haylaan Ee Puntland Waraysi+Dhagayso

Play

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland Mudane
Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa loogu magacaabay
Maxamed Faarax Ciise (Jeentalo) Gudoomiyaha Gobolka Haylaan.

Wareegtadan oo sidoo kale Gudoomiye ku xigeenka gobolka Haylaan loogu
magacaabay Muuse Cali Muuse ayaa soo baxday kadib markii uu
madaxweynuhu  la tashaday Wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose
dhegeysteyna talo soo jeedinta golaha Wasiirada islamarkaana uu tix
geliyey baahida loo qabo in la tayeeyo maamulka Gobolada.

Waa markii ugu Horaysay ee loo doorto gobolkaasi Gudoomiye Tan iyo waagii lagu dhawaaqay  Gobolkaasi .

Hadaba waxaa waraysanaya Wariye sakariye khaliif Farax (Fantaastic)oo ka tirsan Maakhir Media.

Maakhir Media Dhahar

Comments are closed