Socdaalkii Madaxwaynaha Somaliland uu ku tagay Garad iyo sidii loogu soo dhaweyaya ceel afwayn Dawo+Dhagayso
Podcast: Play in new window | Download
Madaxweynaha Somaliland oo maalmahanba safar ku maraayey gobolada bariga Somaliland ayaa saaka khudbad u jeediyey shicibka degmada Gar-adag oo ka tirsan gobolka Sanaaga
waxaana u halkaasi kula hadalay dad aad u farabadan oo degen degmadaasi iyadoo si aada loogu soo dhaweyay waxa u sido kale madaxwaynuhu usii kici timay Magaalada ceel afwayn oo uu iyana doonayo inuu halkaasi kula hadlo dadkaasi.
Madaxwayanah ayaa si aada loogu soo dhaweyay Magaalada Ceel afwayne kadib markii uu ka tagay magaalada Gar adag ee gobolka sanaag waxana soo dhaweyay dad aad ufarabadan oo tunaa jidadka wawayn iyo kuwo kasoo hortagay axaana ay ad ula dhacsanayen imatinka madaxwaynaha Gobolka sanaag iyadoo ay dadku ruxayeen caleemo qoyan iyo calanka Somaliland
Dhagayso KHudbadii uu Garadag ka jeediyay.
Maakhir Media Gar adag
