Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo oo u kicitimay Gobolka Sanaag
Madaxwaynaha Somaliland ayaa saaka ka anababaxay Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer halkaasi isagoo usii jeedo Gobolka sanaag halkaasi oo kulamo kala duwan la yeelan doono Maamulka Gobolka iyo Cuqaasha iyo waxgaradka.
Madaxwaynaha ayaa socdaalkiisa ku weheliyo wafdibadan ,waxaana uu sii maray madawaynuhu saaka Magaaloyinka kala duwan oo kuyaala Gobolka oo ay kamid yihiin Garad, Ceelaf wayn ,Sincaro, waxaan aad loogu soo dhaweeyay Madaxwaynaha Goobahaasi uu marayay .
waxaa uu kusi jeedaa madaxwaynhuhu Caasimada Gobolka sanaag E ceerigaabo isagoo halkaasina Si ada loogu diyaar Garoobay.
Wixii war ah oo kasoo baxa Socdaalka madaxwaynaha waan idin soo gudbin doonaa
Maakhir Media Sanaag
