|

Madaxwaynaha Somaliland oo Socdaal ku maraya Gobolada Bari Ee Somaliland Maantana la hadlay Dadka Burco+Dhagayso

Play

Madaxwaynaha Somaliland Axmed maxamed maxamud Silaanyo iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo oo mudo laba cisho ah ku jooga Gobolada Bari ee Somaliland ayaa iminka ku sugan magaalada Burco ee Gobolka Togdheer halkaasi oo saaka kula hadlay dadkii Magaalada.

waxa kaloo uu booqday madaxwaynaha goobaha dawlada laamaha caafimaadka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada isagoo kulamo la yeshay masuuliyinta Gobolka iyo waxgaradka ,cuqaashai ,isimada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada waxaan uu kala hadlay sidii looga shaqayn lahaa amaanka iyo dibu dhiska dalka.

hadaba waxaan arinkaasi ka waraystay wariye Maxamed Farax comaade oo la socda wafdiga madaxwaynaha  waxaana waraysanaya Anigoo ah shabcaan Maxamed Said ee dhagaysi wacan .

Kor ka dhagasyo

Maakhir Media Burco

Comments are closed