|

Madaxweynaha soomaaliya oo maanta dib u furay suuqa bakaaraha

Madaxweynaha dowlada kmg ah ee soomaaliya ayaa maanta booqasho ku tagay suuqa weyn bakaaraha ee magaalada muqdisho.
madaxweynaha ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in suuqa bakaaraha uu shaqeyn doono asigoona tilmaamay in loo baahan yahay i suuqaasi dib loo howlgaliyo.
madaxweyne shariif sheeh sheekh axmed ayaa waxa uu la kulamay islamarkaana uu la sheekeystay saraakiil ka tirsan dowlada kmg ee soomaaliya oo maalmihii ugu howlgalo suuqaasi ka waday.
madaxeynaha ayaa maanata si toos ah xariga uga jaray suuqa asigoona shaaca ka qaaday in suuq uu shaqeynayo wixii maanta laga bilaabo.
booqashada madaxweynaha ayaa waxa ay ku soo beegmeysaa xili suuqa bakaraha weli ay socdaan howlgalo isdaba joog ah oo ay wadaan ciidana dowlada oo amaanka lagu xaqiijinayo.

Ibraahim guudle isxaaq

Maakhir Media Muqdisho

Comments are closed