Muqaal:Dhacdooyinka Diimeed ee Aduunka Ugu Cajaa Ibsan +SAWIRO
Aduunyada waxa ka dhaca dhacdooyin aad u yaab badan , taasoo ay daka qaar ay cibaado ahaan u sameeyaan , waxa sidoo kale sababa iyadoo dadka qaar ay raban caanimo amaba ay ku radiyaan lacag.
Hadaba diinta Devotee, ayaa kamida diimaha ku yaabgalinaya makra dadka haystaa ay ciidayaan , ama u dabaal dagayaan , waxana diinta aad looga xusaa dalka Tailand iyo qaar kamida wadamada Asia .
Ciida Devotee waxay dhacdaa sanadkiiba hal mar walaw ay jiraan munaasibado kale oo ya yar oo maalmo cayiman la xuso , waxana xuskan uu kamid noqdaa dhacdooyinka ugu soo jiidashada muda calamka .
Bal nala Daawo.
Source Xidigtanews
Maakhir Media Network
