|

Muqaal:Mobilada Aduunka Ugu Dhaadheer Bal Daawada

Sanadba sanadka kasii danbeeyaa waxaa soo baxaya  Qalab kala duwan oo casri ah kuwaasi oo dadka ka yaab galiya hadaba maxaa soo baxay sanadadii ugu danbeeyay.

Moobilada waa kuwo ay dadku isticmaalan si ay ula hadlaan ama ugu wada hadlaan  kuwaasi oo dhagaha saara ama sameecad gashta  waxaan ay ku qabsadaan gacma hooda ,hadaba bal aynu eegno moobiladan ugu danbeeyay ee layaab ku  noqday Dadka daafaha aduunka ku nool .

waa moobilo aad moodayso suun qaar qaarna aad moodayso tuubo iyo qaar kale oo iyaguna sidi Kuushii isugu xidhan waxaana dadka ka yaabiyay sid aloo istcimaalayo,waxaana ay mobiladani yihin kuwo aan dhagta lasarayn ee loo isticmaalayo  taag ama sidii laabtoonkii.

Hadaba bal nala eega Mobiladan casriga ah ee sanadad socda.

Maakhir Media Amazing

Comments are closed