Alla ha unaxariiste Fananadii Faaduma Qaasin Helowle oo Geeriyootay
Allaha u Naxariiste Waxaa Goor dhow Magaalada London ee Cariga Ingriiska ku Geeriyootay Fanaanada Caanka ee Soomaaliyeed Faadumo Qaasim Hilowle.
Marxuumad Faadumo Qaasim Hilowle oo ka tirsaneed Hobaladii Waaberi gaar ahaan waxey caan ku eheed ku luuqeynta Heesaha Banaadiriga waxa ay Mudooyinkii ugu Danbeeyay Degeneed Wadanka Ingriiska gaar ahaan Magaalada London.
Waxaan leenahay dhamaan Bahada maakhir Media ILaahay ha u naxariisto Fanaanada
Maakhir Media
