|

Muuqaal: Ninka Adduunka Ugu Sanka Dheer!

Maakhir Media- Warbaahinta maakhir media oo soo ururisa dhacdooyinka dunida ugu layaabka badan, maanta waxa ay idiin soo bandhigaysaa sawirka ninka aduunka ugu afka wayn. Hadaba intaa aanan sawirka ugalin aan faahfaahino waynaanta afka ninkan.

Sanka ugu wayn dunida waxa uu ku yaalla nin u dhashay dalka Turkey -ga oo lagu magacaabo Mehmet, waxana uu Dhererka sankiisu gaarsiisanyahay ku dhawaad 8 Cm.

Ninkani waxa uu recordka dunida ku biiray sanadkii 2010 kadib bandhig lagu sameeyey wadanka Talyaaniga.

Hadaba nala daawo Sawirka Ninkan iyo Dhererka Sankiisa

 

Comments are closed