|

Shabakadda Maakhir Media oo soo kordhisay Barnaamij cusub.

Hargeysa -MMedia- Shabakadda Maakhir Media oo adeegta dhamaan dadka ku taxan si ay ugu soo bandhigto barnaamijyo qanciya, waxa ay maanta usidda barnaamij cusub oo ay ugu magacdartay Muuqaal. Waxana aan kusoo bandhigaynaa dhacdooyinka dunida ugu xiisaha badan Sawir ama Video .

Hadaba barnaamijka waxa aad kala socon kartaa qeybta dhexe ee website-ka ama halka ay ku qorantahay MUUQAALLO. iyaga oo sidoo kare Menu-ga Webka ka dooran kara Muuqaallo.

 

 

 

Hadaba Shabakadda oo durbiba soo bandhigtay barnaamijka waxa haatan aan so bandhigay barnaamijyo badan oo ay kamid yihiin:

 

Muuqaal(4): Naagta iyo Ninka Ugu ciddiyaha Dheer dunidda.

Muuqaal(3): Ninka Adduunka Ugu Afka wayn!

Muuqaal(2): Ey-ga Dunida Ugu dheer Daawo

Muuqaal(1): Dhacdooyinka Addunka ugu xiisaha badan – Caagadda Shaambo ee Dunida ugu wayn

Wixii fikir ah oo kusaabsan barnaamijka waxa aad kusoo hagaajin kartaan cinwaada Warbaahinta ee ku xussan bogga (About-Us)

Mahadsanidiin

Agaasimaha Shabakadda Maakhir.

Cabdirisaaq Maxamed Siciid (Shabcaan)

  Si Aad u daalacato Gujji Halakn ama Sawirka Sare

Comments are closed