|

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Qaraxii Al-Shabaab ay ka Geysteen Muqdisho (Dhageyso)

Play

Muqdisho-MMedia-Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dadka ku geeriyooday qaraxa maanta ay tiradoodu gaarayso 70ruux islamarkaana ay ku dhaawacmeen dad ku dhow 200.

Waxuu sheegay madaxweynaha in ay isugu jireen dadkaasi Arday Mustaqbalka dalka Soomaaliya usoo baxayey iyo dad kale oo goobta ka ag dhowaa waxaana uu Madaxweynuhu sheegay in Weerarkan ay kooxdu u adeegsatay waxyaabo kiimikeysan oo jirka bani’aadamka gubaya.

Maakhir Media Network

Comments are closed