Video-yadii Wakaaladaha Dunidu ay kadiyaariyen qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho
Maakhir Media + Wakaalado: Halkan kadaawo Video-yadii wakaalada dunidu ay ka diyaariyeen qarixii maanta ka dhacay Muqdisho.
Wakaalada wararka dunida ayaa maatna warka ugu wayn uu ahaa dhibaatada foosha xun ee ku dhacday aradaydii ay wax kasoo gaareen qaraxii maanta kadhacay magaalada Muqdisho oo khasaarihii ilaa hadda lagu qiyaasayo 70 qof oo dhimasha ah iyo inkabadan 110 dhaawaca.
Wixii war ah ee kasoo kordha kala soco Maakhir.net
Aljazeera TV (Arabic)

Aljazeera English

CNN TV


