War Deg dega Weerar is miidamin oo lala beegsaday warshada Hargaha iyo Samaha Magaalada Muqdisho
Muqdisho-MMedia-Wararka ka imaanaya magaalada muqdisho ayaa sheegaya in weerar is miidamin lala beegsaday warshada hargaha iyo Saamaha i ee magaalada muqdisho iyadoo ay warar ku sheegayaan in halkaasi kasoo baxayaan qasaaro .
weerarkan ayaa wararka kasoo baxaya uu sheegayaa in uu ahaa gaadhi laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa kadibna uu isku qarxiyay isagoo gudaha u galay warshada saamaha iyo Hargaha ee magaalada muqdisho.
Xaruntan ee uu gaadhigu isku biimeeyay aayaa ahaa xarun ay wasaradaha oo dhan ay ka hawl galaan iyadoo khasaare badan halkaa laga soo sheegayo iyadoo wararku uu isi soo tarayo.
Wixii war ah ee kasoo baxa waan idin soo tabin doonaa oo ku saabsan qaraxaasi maanta ka dhacay xarunta Hargaha iyo Samaaha.
Maakhir Media Network
