Dowladaha Reer Galbeedka oo Shacabkooda Uga digay Inay U Safraan soomaaliya
Muqdisdho(MMedia) Dalalka mareekankaa France ‘england oo muwaaadiniintooda uga digay u safrida somalya
hadal kasoo baxay wasaarada arimaha dibadda ee dalka ingiriiska ayaa lagu sheegay in dowlada ingiriiska ay uga digeeso muwaadiniinteeda in ay u safraan xadka kala qeybiya soomaliya iyo kenya
wasiirka arimaha dibada dalkaaasi Willian hauge ayaa xusay in arintaa ay tahay mid qatar ah
sidoo kaale waxaa iyana walaac ka muujisay mareekanka iyadoona xukuumada washinton ay sheegtay in dadkeeda ay kaga digeeso in ay u bakhioolaan somaliya
dowlada FRance ayaa dhankeeda iyana tilmaantay in sfar lagu tagaa soohdinta u dhaxeesa somaliya iyo kenya ay tahay mi qatar ah .
arintaani ayaaa timid xillli maaalmo kahor kooxo somaali ah ay afduub u geesteen haweeney u dhalaaty wadanka Faransiiskaa oo laga kaxeestay xadkaa somaliya iyo kenya
Ibraahim guudle yare
Email: guudleyare2011@hotmail.com
guudlebay@gmail.com
Maakhir Media Muqdisho
