|

Daawo Sawiradi Madaxwaynaha Somaliland uu ku Booqday Bali Gubadle Iyo Deegano Kale+Dhagayso

Play

Bali Gubadle-MMedia-Madaxwaynaha JSL ayaa saaka booqday Gobolka Hawd  magaala madaxdiisa iyo  deegano kale ooo badan iyado si wayn loogu soo dhaweyay halkaasi waxaan ku weheliyay   Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye wasiirka  cadaaalda iyo wasiirka Arimaha Gudaha iyo madaxda kale ee Dawlada sarakisha madaxtooyada iyo afhayeenka madaxtooyada .

wadigan balaadhan ayaa si waynloogu soo dhaweeyay halkaasi iyadoo caleemo qoyan loo ruxay  dhamaan dadkii halkaasi joogayna ay  taagnaayeen wadooyinka laga soo galo bali ubadle iyo dhamaan intii uu maayba waxaa kaloo uu m adaxwaynu dhagax dhigay goob ay lahaan hjireen ciidamadii SNM ee uu Hogaamiyaha u ahaa  Madaxwayne Silaanyo.

Hadaba daawo sawiradii iyo sidii loo so odhawayey .

Maakhir Media Network

Comments are closed