Madaxwayanaha Somaliland oo saaka u anbabaxay Magaalo Madaxda Gobolka Hawd Bali Gubadle
Hargaysa-MMedia- Madaxwayanaha JSL ayaa saaka u anbabaxay Magaalada Bali gubadle ee ku taala Gobolka Hawd iyadoo isaga iyo wafdi balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa saaka ahalkaasi anababaxay.
Wadfigan Saaka ka anbabaxay Magaalada Hargaysa oo uu hogaaminayo madaxwaynaha JSL ayaa waxaa ku weheliyay Madaxda sare ee Madaxtooyada iyo qaybaha kala duwan ee dawlada .
Madaxwaynaha ayaa halkaasi u tagay sidii uu usoo indha indheeyo xaalada dalkaasi .
Wixii warar ah ee kasoo baxa Socdaalka Madaxwaynaha waan idin soo gudbin doonaa insha alaah.
Maakhir Media Network
