|

Tacsi Ku Socota Ilma Godane Cali Bille

Tacsi Ku Socota Ilma Godane Cali Bille oo Hooyadood Hodan Muuse Jaamac Ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa Waxaana Tacsi U Diraya Dhamaan Dadka Hoos Ku Qoran

1.Maxamud Xaji Xassan
2.Ahmed Xaji Xassan
3. Faadumo Xaji Xassan
Dhamaan qoyska reer xaji xassan waxay tacsi u tirayaan ILMA GODANE CALI BILE oo hooyadadood HODON MUUSE JAMAC 24KII Bisha ku geeriyootay magalaada HARGEYSA waxanu ILAHAY MARXUUMADA UGA BARYEYNAA IN UU JANADII FARDOWSA KA WARAABIYO EHELADII IYO QARABADII AY KA TAG TAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO AAMIIN AAMIIN
 Waxa sidoo Kale Tcsi Taa lamida Diraya Dadka Kala ah

1. Yusuf cali fanax
2. abdulahi maxamed siraad
3. Maxamed abdi maxamed salax
4 Cawil maxamed gees
5,  Saciid salax maxamud
6,  Maxamed xassan xaji
7,  Saciid maxamud xawar
8,  Ismacil maxamed salax
9,  Maxamuud abdi abdalle
10,  bashiir abdi xassan
11,  abdirashiid maxamud abdi faatax
12, ahmed maxamuud jamac [camumi]
13,  maxamed ahmed khayre
14,  abdicaziz maxamed xassan
15,  xassan ciise anshax
16,  ahmed maxamud abdalla[tigaana]
17, maxamed abdulahi qablan

Dhamaan dadkan kor ku xusan oo london jooga waxay tacsi u dirayaan ilma GODANE CALI BILE oo hooyadadood HODON MUUSE JAMAC 24kii bisha ku geeriyootay magalaada HARGEYSA\ SOMALI  waxanu ilaahay uga baryeynaa marxuumada janadii fardowsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadiina samir iyo iimanka siiyo aamin aamin

Hadaanu Bahda Maakhir Media waxaanu tacsi u diraynaa Ilma Godane Cali Bile anagoo ka Tacsiyadaynayna Geerida Naxdinta leh ee ku timi Hooyadood Hodan Jaamac Muuse waxaanu lee nahay ilaah janadii haka waraabiyo idinkana samir iyo iimaan haydinka siiyo

Amiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiin

Comments are closed