|

Shirka Dhanka Telefoonka ah Oo Lagu Qaban Doono Nairobi

Conference_Badhan

Nayrobi-MR-

Waxaa Maalinimada Axadda ee Bishu tahay 25/09/2011 la qabanayaa Kulan Dhanka Telefoonka ah Oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Maakhir Ee Dalka Kenya. Hadaba Si aad U Ogaato Ujeedada Shirka ama uga mid noqoto ka qayb galayaasha kulankaa Wac Telefoonadan.

Waxaad Wicii Kartaa Mid kasta Oo ka mida Xubnahan:-
(1) Abdisalan Osman Bulqas ( +254)721649813
(2) Mohamed Mohamud Abdi Beerdhige (+254)715523150
(3) Jama Ayanle Feyte (+254)718302531
(4) Muqtar Abdi Ducaale qaayib (+254)720545886

(5) Jama Yusuf jama Deperani (+254)702223982

(6) Khadra Jaamac Axmed Abdi Saalah (+254 )727030758

Saacaddaha ama xiliga uu shirku dhacayo

Kenya : 10: 30 pm ama Tobanka iyo badhka habeenimo

USA : Minnesota: 2:30 pm, ama Labada Iyo badhka Duhurnimo

Somalia : 10: 30 pm, ama Tobanka iyo Badhka Habeenimo

UK: 8: 30 pm ama Sideeda Iyo badhka Fiidnimo

Sweden : 9:30 pm ama Sagaaka Iyo badhka Fiidnimo

Numberka Tell Conference ga :

1-712-432-3066

Code : ka Waxaa Kuu sheegi Doona Gudida Ee Lasoo xidhiidh.

GalgalaNews

Maakhir Media Network

Comments are closed