Hambalyo Aroos
Hambalyo ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥ Hambalyo ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥ Hambalyo ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥ Hambalyo
Waxaanu hambalyo iyo bogaadin aad u saraysa u diraynaa lamanaha is calmaday ee kala ah , Boqorka ,Abdirashiidh Xaaji Axmed Maxamud Xaaji Oktobar, iyo Boqorada ,Asma Cawil, oo uu Arooskoodu ka dhacay
Magaala madaxda labaad ee cariga jamhuuriyada Somaliland, Burco, taarikhdu markay ahayd 17.sep.2011, maalin sabti ah ,
Magacyada dadka kala diraya hambalayda qaaliga ah waxa ka mid ah ,
Maareeyaha websait ka magudhenews, Eng…Mubarik cabdi risaaq xaaji xusein , xaaskiisa iyo ciyaalkiisa
Iyo waliba dhamman Bahada Magudhenews.com
Foosiya Xaaji Oktoobar
Koos Xaaji Oktoobar
Maxamed Xaaji Oktoobar
Ifraax Xaaji Oktoobar
Ilma Abdiwahab Guuled iyo Hooyadood Maryanbile
Aabo Ismaciil Maxamud iyo cartiisa Iyo Maryan Maxamed Warsame
Warsme Xaaji Saleban Maxamud
Adeer Luqmaan Xaaji Cumar
Dhanmaan dadkiisi Waxay leeyhiin Wiil iyo Caano.Noqda kuwii AllE ubadkhayrqaba kala siiyo
Koos Xaaji Oktoobar
Maxamed Xaaji Oktoobar
Ifraax Xaaji Oktoobar
Ilma Abdiwahab Guuled iyo Hooyadood Maryanbile
Aabo Ismaciil Maxamud iyo cartiisa Iyo Maryan Maxamed Warsame
Warsme Xaaji Saleban Maxamud
Adeer Luqmaan Xaaji Cumar
Dhanmaan dadkiisi Waxay leeyhiin Wiil iyo Caano.Noqda kuwii AllE ubadkhayrqaba kala siiyo
dhaman dadkan oo kala joga , Amercia , Asia, Africa, Australia ,Europ, waxay hambalyo mar labaad ah kula dirayan lamanayaasha is calmaday anagoo leh, ducadii rasuulka , barakalahu laka wa baarak calayka wa jamaca baynakuma bilkhyr,,,,,,,,,,,,,
amin amina min amain
