|

Wafdi baladhan oo kasocda Emarite-ka oo La kulmay madaxwaynaha Somaliland iyo Hayada EDC oo shahado Gudoonisisay

Hargaysa-MMedia-

Wafdi balaadhan oo  ka yimi dalka Emarite-ka carabya ayaa maanta kulan la qaatay madaxwyanaha somaliland Mudane Axmed maxamed Silaanyo iyadoo ay kala hadleen arima badan .

wafdagan ayaa saaka kasoo degay magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland  halkaasi oo si wayn loogu soo dhaweyay wafdiga.

Dhanka kale waxaa iyadu shahadados haraf gudoon sisay madaxwaynaha haayada EDC iyadoo ay shahaadadani ku macnaysay  mid uu mutaysatay madaxwyanaha Somaaliland.

Daawo sawirada

Maakhir Media Network

Comments are closed