|

Ganeral Cabdi Xasan Cawale oo la filayo inuu yimado Galmudug

Gaalkacayo-(MMedia)-Waxaa Saacadaha Soo Socada la filaayaa in Caasimada Galmudug Uu soo Gaaro Ganeral Cabdi Xasan Cawale oo horay u ahaa wasiirkii macadnta biyaha ee dowladii Cumar Cabdirashiid marna ahaa Gacan siinta Maamulka Galmudug

Imaanshaha Genaralka ayaa Maakhir.net Waxaa u xaqiijiyay Wasiiir ku xigeenka Ariamaha Gudaha iyo Aminaga Axmed Maxmuud Xasan Basto Socdaalka la filaayo in uu magaalada uu ku yimaado gacan siiyaha maamulka Galmudug Cabdi ayaan la ogeyn sababat uu u maanayo Caasimada Galmudug balse wararka qaar ayaa sheegay in Imaanshahiisa ay salka ku hayso kadib codsi ka yimd Odyaasha Dhaqanka oo ku aadan sidii uu uga qeyb qaadan lahaa hormarinta Galmudug Maadaama uu yahay Siyaasi ka soo jeeda Galmudug

Cabdi Xasan Cawaale Qeydiiid socdaalkiisa ayaa la tilmaamayaa in ay ku wehlinayn siyaasiin ka soo jeeda maamulka galmudug Balse Shacabka Reer Galmudug ayaa Xasuusta Wixii Uu Magaalada Uu Ka qabtay Gacan siiyaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid)

Wixii Warar ah Oo Ku soo Korha kala soco Halkaan hadii eeba idmo Maakhir.net

Libaan Cajiib xaaji

Maakhir Media Gaalkacayo.

Comments are closed