|

Gudiga Dhax dhaxaadinta Xiisadihii Gaalkcyo Oo Raja Wanaagsan ka Muujiya Wada hadalada ay ka dhax wadaan Labada Dhinac+Dhagayso

PlayPlay

Gaalkacyo(MMedia) Gudiga Dhax dhaxaadinta Xiisadihii Gaalkcyo Oo Raja Wanaagsan ka Muujiya Wada hadalada ay ka dhax wadaan Labada Dhinac
 
Iydoo Mudooyinkii Ugu Dambeysay Magaalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobolka Mudug ay ku sugnaayeen Ergooyin kala yimid gobolada puntlnd kuwaasi oo ku howlanaaa sidii loo dhameyn lahaa  dagaalkii ka dhacay xaafada garsoor ee waqooyiga Gaalkcyo
 
Ergooyinka ayaa sheegay in maalma soo socda ay rajeynayaan in la isku keeno labada dhinac lagaan hadlno wixii ka dhacay xaafada garsoor
 
Caaqil Cabdiraxaam Axmed Olol ayaa warbaahinta arintaasi ugu waramay

Liibaan Cajiib Xaaji

Maakhir Media Gaalkacyo

Comments are closed