Tacsi Ku Socota Reer Salaad Dalmar
Ururka Maakhir society waxa uu halkan Tacsi Uga dirayaa dhamaan Reer Salaad Dalmar Geeridii ku timi ee naxdin lahayd C/laahi Salaad Dalmar oo Sabtidii ku geeriyooday Magaalada Birmingham ee Uk waxaanay ilaahay uga baryayaan in samir iyo iimaan ka siiyo eheladiisii iyo qaraabadisii isanaga janadii fardowsa ilaahay geeyo
dhinaca kale Bahda Maakhir Media waxay Tacsi taa lamida u diraysaa Qoyska Ilma salaad dalmar iyo araabadiisa waxaanuna leenahay Samir Iyo Iimaan Isagana Ilaahay Qabriga How nuuriyo
Aaaaaaaaaaaaaaamin Aaaaaaaaaaaaaamin
Maakhir Media London
