Wasiirada Waxbarashada Somaaliland oo ku dhawaqday Natiijadii Imtixanada Fasalada Dhexe iyo Sare
Hargaysa-(MMedia)-Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay natiijadda imtixaanka Fasaladda Siddeedaad ee Dugsiyadda Dhaxe Ee Dalka, iyo Waliba fasaladda Afraad ee Dugsiyadda Sarre, ka dib markii ay imtixaan ka qaadeen Bishii lixaad ee Sanadkan.
Shir jaaraaid, oo ay mar dhoweed ku qabteen Xarunta imtixaanaadka, ayaa waxa ka soo qaybgalay Masuuliyiinta wasaarada Waxbarashaddu, Gudoomiyaha imtixaanaadka, iyo Waliba boqolaal Qof oo ka mid ah ardeyda dhigta dugsiyadda kuwaasi oo taganaa dibadda.
wasaiirka wasaaradda waxbarashadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi aadan ayaa sheegtay isla markaana yeedhisay tobonkii ugu horeeyay ee ku guulaystay kaalamaha horre Waxayna sheegtay in ay kuwani yihiin kuwo Muujiyay Dadaal dheeraad ah.
Ardeyda ugu Sareysay Dugsiga Dhaxe ayaa kala ahaa.
Dugsiga Magaca Darajadda
1sh.M.Warsame Sahra Awciise Jaamac Qaalib 558
2Gesska Afrika C/raxmaan Axmed Yuusuf adan 552
3Odey(Sheekh) Hodon maxamed C/laahi Ciise 543
4Sh.c.Cismaan Barkhad Mustafe Siciid Xirsi 547
5 sh.M.Warsame Mawliid Muxumed Hanfi Liibaan 547
6Surad Ismaaciil Axmed Warsmae Maxamed 547
7 Abyan C/naasir C/laahi Faarax ibraahim 547
8Nuraadiin Primary Maryan Maxamuud Maxamed Cigaal 546
9Alkheyr Ubax C/raxmaan Axmed Cabdi 546
10H.A.A Good Khaalid Xirsi Maxamed Caddare 546
Ardeyda kale ee ugu Sareysa Dugsiyadda Sarre ayaa iyana kala ahaa
Dugsiga Magaca Darajadda
1ilays Nasra Jaamac c/laahi Bulxan 735
2.Nuuradiin MustafeMaxamed Awcali Cismaan 718
3.Ilays Muniira Maxamed Axmed C/laahi 717
4.26Juun. Xamse Carab Cali Xasan 691
5. 26 juun C/naasir C/ramaan Xaashi Caalin 689
6. Ilays Muna C/laahi Maxamed Axmed 689
7. Bali Gubadle Xasan Muuse Cismaan Jaani 686
8. Ilays. Faadumo Maxamed Ismaaciil Cabdi 685
9.M.A.Cali Maxamed Xuseen Maxamed Faarax 679
10.Ilays Nimco Saleebaan Cali Kooshi 670
Natiijada Imtixaankan oo ilaa dhawaanahanba la sugayay iyadoo ay iskuulada diyaar u ahaayeen waxaan ay wasiirada Waxbarashada ay ku dhawaaqday maanta ,dhanka kale kumaana arday ah ayaa usoo dioyaar garoobay sidii ay usoo eegan lahayeen Natiijada imtixaankan .

