Ururka Amuod Fondation oo Gar gaar Gaarsiiyay Dad kasoo barakacay Konfurta Soomaaliya
Galkacayo(MMedia)-Ururka Amuod Fondation oo Gar gaar Gaarsiiyay Dad laga ka soo barakacay Magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya
Deeqdaani oo ka koobneyd bariis bur iyo saliid ayaa maanta Ururka Amuod Fondation waxaaa ay gaarsiiyeen qoysas laga soo barakiciyaya deegaanada puntlnd kuwaasi oo ku sugan xarunta galmudug ee gaalkcyo
masuliyiin ka tirsan urur kaasi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in deeqdaani ay soo dhiibeen jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool dalka marekeynka kuwaasi oo u soo diray qoysaska ku dhibateysan deegaanada Galmudug
dhinac kale qaar ka mid ah dadkii saaka loo qeybiyay deeqdaasi ayaa sheegay in ay aad u soo dhaweynayaan cuntada la soo gaarsiiyay
iyagoona ugu baaqay haayadaha samafalka iyo maamulka galmudug in ay la soo garaan gar gaar dag dag ah
Libaan cajib xaaji
Maakhir Media Gaalkacayo
