|

Shirkii Abaaraha Somaaliya oo lasoo gaba gabeeyay

Nayrobi-(MMedia)-Shirki calamiga ahaa ee logahadlayey abaraha kudhuftay geeska africa ayaa lagu sogaba gabeyey magalada nairobi ee carurta keny shirkan oo ayka soqeyb galeen khubaro calami ah oo ka kala socdey aduunka ayaa waxa si’ada logahad lay abaraha wadanka somalia iyo in aduunku usojeesto sidi uu waxa uga qaban laha dhibtasi.

Shirka oo soconayey laba malmood ayaa waxa laga soosaray qodobo ay ugu horeyan in wax laga qabto boqolalka qof ee gajada ugu dhimanaya gudaha somalia iyo dhinaca amanka wadamada geeska africa oo aykamid tahay somalia iyo in lamujiyo mamul wanag dhex mara mada dariska ah kaasi oo ah in aygacan ka kaystan aduunka xal uhelida arimaha amanka geeska africa.

Kulankan caalamiga ah oo ay goob jogka ahayeen khubaro ka kala socdey aduunka ayaa waxa siqoto dheer logahadlay arimaha somalia iyo cidamada nabad ilalinta ee somalia in aydhamaystiran balanqadka ay galeen wadamada donaya inay gargaarka garsiyan dadka macalusha kuhayso gobolada konfurta somalia oo malinba malinta kadanbeysa kasi darayso noloshoda.

Kulanka oo lagaso saray gaba gabadi qodobo badan ayaa waxa kamid aha.

1-inwadamada balan qaday gargarka ay bixiyan lacagaha aybalan qadeen.

2-incidamada nabad ilalinta AMISON lakor dhiyo.

3-cidamada amison aysan kaliya ka qayb qadan dagaal ee ay wax kasta ka qaybqata sida  arimaha  Bulshada,gargarka iyo dib uheshisinta belaha.

Waxana ugu danbeynti ayshegen masulinti ka qeyb galay inay kala saxix deen qodobo farabadan oo wax loga qabanayo abaraha geeska africa iyo dadka macalusha uga cararaya gobolada konfurta somalia.

Maxamed C/laahi Khalif (Shine)

Maakhir Media Nayrobi.

Comments are closed